Dhaqaale madaxbannaan

Inkasta oo dadka intooda badani rabaan inay heelan dakhli dheer ah ama  noqdaan dhaqaale madaxbannaan

    Sidee baa ugu fiican ama ugu fudud?
See bey suurtogal u noqon kartaa?

Yeelo hadaf iyo ujeedo khaas oo dhaqaalo ah.
Waa in aad barataa sida wax loo kaydsado wa koow. 
Ina adiga  naftaada u hoggaansameysiid guusha.
Waayo haddii aana waxba kaydsan ma helaysid dhaqaalo dheeraad ah oo aad maalgelin ku samaysid ha ahaato
(Inaad guri dhisatid, guursatid, gaari iibsatid, ganacsi furatid).
Hantidu waa wax muhiim ah. Hanti waa waxyaabaha aan rabno.

If you see someone who has something you want, it’s not because they are lucky, but because they did something

Majority of people want to get rich but very few are willing to put down the job required.
The fact that successful people work harder than others is certainly true – but they work above all smarter.
Success is very much about using the right strategy when planning your working day and life; prioritize what is most important, say no to the time wizards – and remind yourself to be present.

Golden
Close Menu